Banaan bax rabshado watay oo maanta ka dhacay Degmada Balad Xaawo

Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay banaan bax rabshado watay oo looga soo horjeeday ciidamada Kenya oo gudaha usoo galay Balad Xaawo. Ciidamada Kenya oo watay baldoosaro ayaa la sheegay in ay kasoo gudbeen xadka Kena gaar ahaan dhinaca Mandheera, waxa ayna Ciidamada doonayeen … Continue reading Banaan bax rabshado watay oo maanta ka dhacay Degmada Balad Xaawo